Madaxwaynihii hore ee Galmudug Cabdikariim Guuleed oo ka qayb galay Kulankii Culumada iyo Mucaaradka Dowlada ayaa ka hadlay qorshaha qalden ee Xasan Sheekh.
Cabdikariim Guuleed ayaa yiri “MW Xasan Sheekh wuxuu nakala dooran siinayaa labo arin oo ah in uu iska joogo iyo in uu qabto Doorasho uu hubo in uu isaga kusoo baxayo mana la qaadan karo labadaba”
Leave a Reply