Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: April 2026

farmaajo

Farmaajo Cambareeyey Dilka iyo caburinta Xasan Sheekh ku Hayo Shacabka Muqdisho

17th April 2026 admin 0

Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa ka hadlay dhibaatada joogtada ah ee Madaxyne Xasan Sheekh lu hayo Shacabka Muqdisho. Dilka, barakicinta iyo caburinta […]

xasansheekh

Sawiro:Madaxweyne Xasan oo kulan la yeeshay Madaxweyne Erdoğan

16th April 2026 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la yeeshay Madaxweynaha Turkiga Mudane Recep Tayyip Erdoğan. Labada Madaxweyne ayaa ka wada hadlay xoojinta […]

Astaan

Dowlada oo Ka Hadashay Safiir Isra’iil u Magacowday Hargaysa

16th April 2026 admin 0

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaaraynaysaa dhawaaqii ugu dambeeyay ee ka soo yeeray Wasaaradda Arrimaha Dibadda Israa’iil ee ku saabsan magacaabista wakiil diblomaasi […]

qoorqoor

Qoorqoor oo Galmudug Kusoo Laabtay Xili Xaalka Dalku Xun.Yahay

15th April 2026 admin 0

Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor ayaa galabta dib ugu soo laabtay caasimadda Galmudug ee Dhuusamarreeb oo muddooyinkii la soo dhaafay uu safarro shaqo […]

Farmaajo

Farmaajo oo Sheegay inuu dalku galay khatar sharci iyo mid dowladnimo.

14th April 2026 admin 0

Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa sheegay Muddo xileedkii Baarlamaanka inuu dhamaaday dalkuna galay khatar sharci iyo mid dowladnimo oo horseedi karta jahwareer […]

dhuxulow

Golaha wasiirada oo Xilka Kaqaaday agaasimaha hay’adda socdaalka Dhuxulow

13th April 2026 admin 0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulan aan caadi ahayn ayaa lagu ansixiyey Agaasimaha Guud ee Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda, kaasi oo loo […]

ciidan

Dabaal Daga La Yaabka Leh ee Ciidanka Xooga Dalka Soomaliya ee 2026

12th April 2026 admin 0

Maanta waa 12ka Abriil 2026 oo ah Sandguuradii 66xaad oo ka soo wareegtay aasaaskii CXDS oo ahayd maalin qaali u ahayd umadda Soomaaliyeed,waxaana nasiib u […]

xasansheekh

Daawo:Xasan Sheekh Waxaa jira Ciidamo aan Ka tirsanayn AU oo Dalka Jooga

12th April 2026 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga kaga qayb galay munaasabadda xuska sannad guurada 66-aad ee aas-aaska Ciidanka Xoogga Dalka […]

farmaajo

Farmaajo oo Hambalyo U diray Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya

12th April 2026 admin 0

Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray ciidanka Xooga dalka Soomaaliya. Hambalyo qiimo badan ayaan u dirayaa dhammaan geesiyaasha Ciidanka Xoogga […]

XASANSHEEKH

Daawo:Madaxwayne Xasan oo Weerar Afka ku Qaaday Mucaaradka

10th April 2026 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta ka qayb galay munaasabadda soo dhoweynta markabka casriga ah ee qodista shidaalka ee Çağrı Bey, […]

boosaaso

Bosaaso ayaa Laga Hirgaliyey Hotel Casri ah oo Soomali iyo Ajnabi Maalgasheen

9th April 2026 admin 0

Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari, waxaa maanta si rasmi ah looga xarig jaray Bosaso Airport Hotel, kaas oo ah dhismo casri ah oo laga […]

Caliwajiis

Daawo:Sheekh Soomoow “Fidnada Cali Wajiis Halays Ka Qabto

8th April 2026 admin 0

Sheekh Cali Wajiis dhiig in uu daato iyo colaad ayuu u calan tumayaa hala weeraro ayuu lee yahay maamul Goboleedyada waliba wuu fadwoonayaa waa halis […]

Xasansheekh

Madaxwayne Xasan “15 May Kahor Koofurgalbeed Madaxwayne Ayey Yeelanaysaa.

6th April 2026 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Hoggaamiyaha KMG ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil C/rashiid Xaaji ayaa […]

xasansheekh

Sawiro:Maxay Kawada Hadleen Madaxwayne Xasan iyo Odayaasha Dhaqanka KGS

5th April 2026 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Odayaasha Dhaqanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, kaasi oo diiradda lagu saaray xoojinta […]

Shariifsakiin

Shariif Sakiin ayaa lagu Soo Dhaweeyey Magaalada Baydhabo

4th April 2026 admin 0

Musharax Madaxweynaha Maamulka Koonfur galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ( Shariif Sakiin) ayaa lagu soo dhaweeyay Magaaladda Baydhabo.

Posts pagination

1 2 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2026 | WordPress Theme by MH Themes