Ra’iisalwasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo Ka qayb galay Shirkii Waxgaradka Hawiye iyo mucaaradka Xasan Sheekh ayaa ka hadpay Xaalada dalka marayo.
Rooble ayaa yiri “Xasan Sheekh Dowlad Goboleedyada dalka ayuu weerar ku yahay, waad aragtaan waxa ka taagan Baydhabo dalkaan mugdi ayuu geliyay waqtigiisa waa gababsi, Soomaaliya halis xun ayay sii galaysaa sidaana kuma fiirsan karno”.
Leave a Reply