Daawo:Madaxwayne Xasan oo Weerar Afka ku Qaaday Mucaaradka

XASANSHEEKH

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta ka qayb galay munaasabadda soo dhoweynta markabka casriga ah ee qodista shidaalka ee Çağrı Bey, kaasi oo si rasmi ah u billaabaya howlaha qodista shidaalka Soomaaliya.

Xasan Sheekh ayaa weerar afka ah ku qaaday Xubnaha Mucaaradka ayaa yiri “Waxaan haynaa kuwa nabadda Ka cabsanaya oo Colaada raba, garashada ka ayaa ka gaabatay kuwaas”

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.