Bosaaso ayaa Laga Hirgaliyey Hotel Casri ah oo Soomali iyo Ajnabi Maalgasheen

boosaaso

Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari, waxaa maanta si rasmi ah looga xarig jaray Bosaso Airport Hotel, kaas oo ah dhismo casri ah oo laga dhex hirgeliyey gudaha Garoonka Diyaaradaha ee Boosaaso.

Hoteelkaan oo laga dhisay xayndaabka Garoonka ayaan la faah-faahin in dawladdu leedahay iyo in shakhsiyaad gaar ah leeyihiin, xilli lasoo werinayo inay hirgaliyeen qoyska Madaxweynuhu iyo dad Ajaanib Carab ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.