Sheekh Cali Wajiis dhiig in uu daato iyo colaad ayuu u calan tumayaa hala weeraro ayuu lee yahay maamul Goboleedyada waliba wuu fadwoonayaa waa halis weyn oo soo korartay wuxuu wado, diinta ayuuna ka been sheegay saas waxaa yiri Gudoomiyaha Golaha sare ee Culimada ahlu sunna Waljamaaca Sheekh Cabdulqaadir Soomoow .
Leave a Reply