Magaalada Baydhabo ee xarunta ku meel gaarka ah ee msamulka KGS waxaa shalay iyo maanta ka dhacay dagaal u dhaxeeya laamaha amniga Koonfurgalbeed iyo Ciidamo taageersan Wasiirka xanaanada xoolaha dowlada Soonaaliya.
Dowlada Koonfur Galbeed oo sirasmi ah u shaacisey in la soo Afjaray Burcadii nabad-diidka ahayd ee Carqaladaynaayey Amniga magaalada Baydhabo sida uu sheegay wasiirka warfaafinta Koonfurgalbeed Dr Maxamed Ibraahim Bilaal.
Leave a Reply