Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hay’adaha dowladda faray in mudnaanta koowaad ay siiyaan gurmadka abaaraha, gadiidka gargaarka wado lama canshuuri karo, Maamul meel joogo ayaan canshuur ka qaadi karin , Dekedda ayaan canshuur looga qaadi karin, Check-Pointina laguma celin karo waa amar
Leave a Reply