Fariintii Madaxwaynaha Puntland u Diray Xasan Sheekh

deni

Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni oo ka qayb galay xiritaankii shirkii mucaaradka dowlada uga socday Kismaayo ayaa yiri “Madaxwayne Xasanoow Wixii qalad aad gashay way qaldameyn laguuma qabsanaayo ee hada ka istaag wadada halista ah hadaad miyir leedahay”.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.