Khayre “Madaxwayne Xasanow Wixii Kismaayo Ku keenay ayaa Nakeenay Fariintii aad diraysay ayaan diraynaa

khayre

Ra’iisalwasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo ujawaabay Madacwayne Xasan oo dhaliil u jeediyey siyaasiyiinta Kismaayo aaday ayaa yiri “”Madaxweynoow waxaad adiga ka cabaneysay shaleey ayaan ka cabaneynaa maanta, waxii shalay Kismaayo ku keenay ayaa na keenay talada kaligaa kaama go’do dhuulka dhig hadii kale dalkaan meel halis baad u wadaa”.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.