Madawaynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh axmed oo ka qayb galay xiritaanka Shirweynaha Aayo-ka-tashiga Soomaaliyeed ee Golaha Mustaqbalka Soomaaliya, kaas oo si rasmi ah loogu soo gabagabeeyay Xalay Magaalada Kismaayo ayaa xasan sheekh ku eedeeyey inuusan rabin doorasho loomdhan yahay oo dalka ka dhacda.
Leave a Reply