Deni oo Ka Hadlay Colaada Gedo ayaa sheegay Xasan Sheekh inuu dalka u Horseedayo Burbur

xasansheekh

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa Hambalyada munaasabadda 1-da August, sannad-guurada 27-aad ee Aasaaska Dowladda Puntland u diray shacabka Soomaaliyeed.

Madaxwayne Deni ayaa sheegay Siyaasadda Dowladda Federalku ku socoto waxay dalka u horseedeysaa burbur aan lagasoo kabsan karin, hana joojiso dagaalka Balad-xaawo iyo Colaadda Doolow.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.