Axmed Madoobe oo Ku Baaqay in Dalka Laga Badbaadsho Xasan Sheekh
Dowladda Jubaland waxay u aragtaa in xaaladda uu dalku maanta ku sugan yahay ay lagama maarmaan ka dhigeyso wadatashi qaran iyo in si dhab ah […]
Dowladda Jubaland waxay u aragtaa in xaaladda uu dalku maanta ku sugan yahay ay lagama maarmaan ka dhigeyso wadatashi qaran iyo in si dhab ah […]
Taliyaha qeybta 1-aad Kumaandooska Gorgor Gaashaanle Dhexe Saahid Jaamac Faarax ( Jareere) oo uu weheliyo Dhanme Abshir Guutaale oo ka mid ah saraakiisba Ciidamada Xoogaa […]
Kulan ay Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed labadii maalmood ee la soo dhaafay uga arrinsatay xaaladda murugsan ee dalka, dadka, iyo dowladnimada Soomaaliya ayaa qodobo laga soo […]
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa dhambaal hambalyo ah u diray Madaxweynaha cusub ee loo doortay Dowlad Gobolleedka Waqooyi Bari, […]
Madaxweynaha Maamulka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa hambalyo u diray madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka Waqooyi Bari ee maanta la doortay, Madaxweyne Qoor Qoor, […]
Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Madaxwaynaha iyo Kuxigeenkiisa ee Diwlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya. Hambalyo Madaxweynaha la doortay ee […]
Madaxweynaha cusub ee Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa loo doortay Mudane Cabdulqadir Axmed Aw Cali Firdhiye kadib markii uu ku guuleystay codad gaaraya 62. […]
Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibedda Jabuuti, Mudane Cabdulqaadir […]
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Madaxtooyada ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti Mudane Cabdulqaadir Xuseen […]
Ra’iisalwasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka hadlay xarigii Muqdisho loogu gaystay Nabadoon Xaadoole oo kamida Waxgaradka Gobolka Banaadir. “Waxaan si adag u […]
Waxaan cambaareynayaa xarigga iyo tacaddiga loo geystay Nabaddoon Xuseen Maxamed Maxamuud (Xaadoole) oo ka mid ah odeyaasha dhaqanka Gobolka Banaadir. Nabaddoon Xaadoole oo u kacay […]
Run ahaantii meesha dalka Soomaaliya maanta maraayo waa meel quusa ama u dhaw raga sare ka muuqdaa waxay isku magacaabaan mucaarad dawlad dhaliilsan iyo kuwo […]
Wasiirkii hore ee arimaha dibada Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa eedeyn iyo dhaleecayn ujeediyey madaxwaynaha Soomaaliya ee Waqtigiisu dhamaaday. Axmed Ciise Cawad ayaa yiri “Xasan […]
Guddiga qabashada doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari ayaa war ka soo saaray xilliga qabashada araajida madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka […]
Ugaas Maxamed Ugaas Axmed Ugaas Faarax ayaa maantay boqol neef oo Ido ah ugu deeqay ardeyda Cilmiga diiniga ah ka barata Majliska xadiithka dagmada Caabudwaaq […]
Copyright © 2026 | WordPress Theme by MH Themes