Isimada Dhaqanka oo Raali Galin Ka Bixiyey Gafkii Loo gaystay Ra’iisalwasaare Xamse

Xamze

Isimada Dhaqanka Puntland ayaa raali galin ka bixiyey hadlkii gafka ahaa ee Wasiirka Warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir u gaystay Ra’iisalwasaare Xamse

Beeldaaje Cali Beeldeeje Salaad oo kamida isimada Puntland ayaa ”RW Xamsow Aniga oo ku hadlaya Afka Isimada Puntland ayaa Raali-gelin kaa siinayna gafkii Wasiir Caydiid kuu geystay ”

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.