Daawo:Madaxwayne Xasan Oo Shaaciyey inaan Cidna Loo Joojinay Doorashada Qof iyo Cod

xasansheekh

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo soo xiray shirkii taageerayashiisa ayaa bogaadiyay qodobbada kasoo baxay Gogosha Wadatashiga Qaran.

Warmurriyeed laga soo Saaray Shirkii Madaxwayne Xasan Muqdisho ka furay ayaa waxaa kamida ahaa in doorasho dadban dib loogu noqon nooc kasta oo ay tahayba.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.