
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Sheekh Aadan Madoobe), oo ku soo biiray maanta Gogosha Xasan Sheekh Muqdisho ka furay, ayaa eedayn u jeediyey maamul Goboleedyada.
Gudoomiye Aadan Madoobe ayaa yiri “Maamul-goboleed walba wuxuu isku maleeyaa dowlad madax-banaan,Go’aano masiiri ah oo DF la rabay inay go’aamiso ayuu iska qaadanayaa kadibna faragalin shisheeye baa looga faa’ideysanayaa waa arin midnimadeena dhaawacaysa”.
Leave a Reply