
Hogaamiye Cali Jeyte ayaa si kulul uga hadlay howlgalada Hiiraan ayaa u jawaabay Wasiirka Gaashandhiga Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi.
Cali Jeyte ayaa yiri Wasiir Fiqi goobta dagaalka ma tagin waxaa lasiiyay warbixin qaldan,Madaxweyne beel Hiiraan dagan ayaa dagaalameysa golaha amniga Soomaaliya looga tashanaya qof tooda ah kuma jirto madaxdii Hirshabeelana dalxiis ayey Nairobi u jiraan ee cadaalad ayaan kaa rabnaa madaxweyne.
Leave a Reply