
Dowlada Soomaaliya ayaa ka hadashay qaban qaabada gogoshii Madaxwayne Xasan Sheekh ku dhawaaqay taas oo furmi doona 15 bisha Juun 2025.
Wasiirka Caddaaladda iyo Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Macallin, ayaa faahfaahin ka bixiyay qabanqaabada gogosha uu fidiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud.
Wasiirka Cadaalada ayaa yiri “Majirto wax la yiraahdo Loo joojin maayo Xukuumadana ma dhihin mana caburino mucaaradka,Gogosha wadatshiga koox gooni ah lama casuumin waxaa la casuumay…”Wasiir Xasan Macalin.
Leave a Reply