
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa xarigga ka jaray dhismaha xarunta Dowladda Hoose ee Degmada Baxdo oo loo dhisay qaab casri ah.
Madaxweynaha ayaa daah-furka kaddib kormeeray qaybaha kala duwan iyo xafiisyada ay ka koobantahay xarunta.
Leave a Reply