Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: June 2023

calan

Akhriso:Guddiga qaban-qaabada xuska maalmaha xorriyadda Soomaaliya

6th June 2023 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre oo garowsan qiimaha iyo mudnaanta ay leedahay sanad guurada 63—aad ee Gobannimada, Midnimada iyo dhalashadii […]

laftagareen

Daawo:Laftagareen oo Mashaariic ka dhagaxdhigay Xudur

5th June 2023 admin 0

Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa dhagax dhigay Mashaaric Hormarineed kuwaas oo kala ah, Dhismaha Wadooyin 12KM, oo ay Maalgalinayaan UNDP, […]

barlaman

Xildhibaano gunada laga jarayo iyo Kulankii Golaha Shacabka kooran la’aan ubaaqday

5th June 2023 admin 0

Kulankii Barlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta Baaqday kadib markii ay soo xaadiri waayeen xildhibaanada ntooda badan Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee golaha Shacabka Cabdullaahi Abshiroow ayaa sheegay […]

Sawiro:Wasiiro Muqdisho ku soo dhaweeyay Ergayga cusub ee QM u qaabilsan Soomaaliya

5th June 2023 admin 0

Wasiirka wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Daa’uud Aweys Jaamac iyo mas’uuliyiin kale oo dowladda ka tirsan ayaa garoonka diyaaradaha Aadan cadde ee magaalada Muqdisho […]

telefishi

Cabdiraxman Cabdishakuur oo Ka shifay Been abuurka warbaahinta Dowlada

4th June 2023 admin 0

Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa shirkii ladagaalka wararka been abuurka ka sheegay sidaan “Telefishinka iyo Radiyaha Dowladda halaga daayo Alaabta ka badbadiska iyo buun buuninta,Wanaaga […]

umul

Daawo:Culumada Nairobi oo ka hadlay dagaalka laascaanood

4th June 2023 admin 0

Culimada magaalada Na’irobi ayaa oo mar kale ka hadlay dagaalka Laascaanood ayaa bulshada Soomaaliyeed u diray baaq ku aadan in gargaar lala gaaro shacabkii ku […]

museveni

Akhriso:Madaxweynaha Uganda oo shaaciyay tirada uga dhimatay weerarkii Al-shabaab

4th June 2023 admin 0

Madaxweynaha dalka Uganda ayaa shaaciyay tirada uga dhimatay weerarkii Al-shabaab ay ku qaadeen Saldhig ay ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ku leeyihiin Buula-Mareer. Yuweri Museveni […]

Aadanmadoobe

Sawiro:Guddoomiyaha golaha shacabka oo gaaray dalka Sacuudiga

4th June 2023 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Adan Maxamed Nur Madoobe iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo  gaaray magaalada Riyaad ee caasimada Boqortooyadda Sacuudi […]

Xasansheekh

Waxaa Loo Baahan Yahay Gurmad Siyaasadeed oo Soomaaliya Ka Badbaadiya Haadaanta Lagu Wado W/Q Dhiblaawe

3rd June 2023 admin 0

Waxaan umadda Soomaaliyeed la wadaagayaa arin aad loo wada maqlay dad badan iyo siyaasiina ka falceliyeen oo ah Go,aankii GUDIGA WADATASHIGA QARANKAIII,waa arin khatar ah […]

shakuur

Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ka horyimid mudo kordhinta Xasan Sheekh iyo Barlamaanka

3rd June 2023 admin 0

Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ka qayb galay kulankii Golaha Shacabka ayaa waxuu wax laga xumaado ku tilmaamay Mud okordhinta Madaxwaynaha Soomaaliya iyo golaha shacabka.

xamze

Daawo:Ra’iisalwasaare Xamse oo Codsaday inaan la sheegin Qaladaadka Dowlada

3rd June 2023 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa furay Shirweynaha Aragti-wadaagga Xakameynta Faafinta Wararka Been abuurka ah iyo Saameynta Taban ee ay […]

Qoorqoor

Qoorqoor oo dhagax dhigay xarunta  Qaramada Midoobay ee Dhuusamareeb

3rd June 2023 admin 0

Madaxweynaha Dowladda goboleedka  Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo ku xigeenka erygeyga gaarka ah ee Qarammada Midoobe ee Soomaaliya Anita Kiki Gbeho ayaa si wadajir […]

xasansheekh

Xasan Sheekh oo Ka hadlay Kamid Noqoshada Suuba Bariga Africa

2nd June 2023 admin 0

Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo jeediyay khudbadda Salaadda Jumcaha ayaa soo dhaweeyay go’aankii taariikhiga ahaa ee Madaxda Dallada Bulshada Bariga Afrika (EAC) ay […]

Xamze

Dhageyso:Gudoomiyaha Gedo oo Ra’iisalwasaare Xamse ku eedeyey Hakadka duulimaayadii Gedo

1st June 2023 admin 0

Waxaa dhowr maalmood hakad ku jira duulimaadyadii gobolka Gedo arrintaas oo saameyn ku yeelatay isu socodka bulshada.

xasansheekh

Madaxweynaha Xasan oo soo dhaweyay aqbaaladda codsiga Soomaaliya ee kamid noqoshada EAC

1st June 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhaweeyey aqbaaladda codsiga rasmiga ah ee dowladda Soomaaliya ay ku dooneysay ka mid noqoshada Urur […]

Posts pagination

« 1 … 6 7 8 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes