Qoorqoor oo dhagax dhigay xarunta  Qaramada Midoobay ee Dhuusamareeb

Qoorqoor

Madaxweynaha Dowladda goboleedka  Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo ku xigeenka erygeyga gaarka ah ee Qarammada Midoobe ee Soomaaliya Anita Kiki Gbeho ayaa si wadajir ah u dhagax dhigay dhismaha xarunta Qarammada Midoobe ee Dhuusamarreeb.

Madaxweynaha ayaa sheegay in uu ku faraxsanyahay in kaddib dadaal dheer oo ay Dowladdu bixisay maanta ay tahay maalin u wanaagsan dhammaan reer Galmudug.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.