Xasan Sheekh oo Ka hadlay Kamid Noqoshada Suuba Bariga Africa

xasansheekh

Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo jeediyay khudbadda Salaadda Jumcaha ayaa soo dhaweeyay go’aankii taariikhiga ahaa ee Madaxda Dallada Bulshada Bariga Afrika (EAC) ay ku aqbalaeen codsigii Soomaaliya ee ka mid noqoshada Suuqa bariga Afrika.

“Waxaan rabaa in aan dadka Soomaaliyeed u sheego waa la aqbalay codsigeenni ka mid noqoshada Suuqa bariga Afrika”.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.