Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: May 2023

wasiir

Sawiro:𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗞𝘂 𝗫𝗶𝗴𝗲𝗲𝗻𝗸𝗮 𝗼𝗼 𝗱𝗮𝗮𝗵-𝗳𝘂𝗿𝗮𝘆 𝗶𝗺𝘁𝗶𝘅𝗮𝗮𝗻𝗱𝗸𝗮 𝘀𝗵𝗮𝗵a𝗮𝗱𝗶𝗴𝗮

27th May 2023 admin 0

Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Salah Jama, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare, kaas oo […]

shariif

Daawo:Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya oo hambalyo u diray shacabka Puntland

26th May 2023 admin 0

Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya Sharif Sheikh Ahmed ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray shacabka Puntland.

fiqi

Warmurtiyeed laga soo saaray shirka madasha Maayarada Soomaaliya oo Soo agaasimay Fiqi

26th May 2023 admin 0

Warmurtiyeed dhowr bog ah ayaa ka soo baxay gabagabadii Shir Magaalada Muqdisho loogu qabtay xubno ka socday Madasha  Maayarada Soomaaliya ee dalka. Shirkaan oo ay […]

deni

Daawo:Deni oo Ka Hadlay Doorashada ka Dhacday Puntland

26th May 2023 admin 0

Madaxwaynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdulahi Deni ayaa Maanta oo Iimco ka hadlay doorashadii Golaha Deegaanka ee ka dhacday Deegaanada Puntland. Madaxwayne Deni ayaa Hambalyo udiray […]

waayeel

Galmudug oo Noqotay Maamulkii ugu horeeyey ee u Hambelyeeya Puntland

25th May 2023 admin 0

Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa noqday maamulkii ugu horeeyey ee Hambalyo u dira dowlada iyo shacabka Puntland guushii ay ka gaareen doorashada doorashada golaha deegaanka. War […]

wado

Soomaaliya iyo Jabuuti oo kala saxiixday heshiis lagu dhisayo wado isku xiraysa labada dal

25th May 2023 admin 0

Wasiirada Maaliyadda Soomaaliya iyo Jabuuti oo kala saxiixday heshiis lagu dhisayo wado isku xiraysa labada dal si loo kobciyo dhaqaalaha iyo horumarka bulsho ee labada […]

boosaaso

Daawo:Shacabka oo Boosaaso ka hadlay Dareenkooda iyagoo Safaf dhaadheer ugu Jira Doorashada

25th May 2023 admin 0

Shacabka Magaalo Madaxda gobolka Bari ee Boosaso oo Safaf dhaadheer ugu jira doorashada Qof iyo Codka ah ee maanta ka socota Puntland ayaa dareenkooda kahadlay.

puntland

Shirkii Golaha Wasiirada Soomaaliya oo aanan Looga hadlin Doorashada Puntland

25th May 2023 admin 0

Shirka Todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada XFS oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka ahna Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaanan looga hadlin doorashada […]

aqalka sare

Guddoomiyaha Aqalka sare ayaa Guddoomiyay kulan looga doodayay Kalfadhiga 3aad ee Golaha

24th May 2023 admin 0

Guddoomiyaha Aqalka sare Cabdi xaashi Cabdulaahi ayaa Guddoomiyay kulan looga doodayay qorshe howleedka Kalfadhiga 3aad ee Golaha kaas oo dhawaan Furmi Doono.

xasansheekh

Daawo:Shirka Golaha wadatashiga Qaran oo Muqdisho ka furmaya

24th May 2023 admin 0

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Dowlada Federaalka, Dowladaha Xubnaha ka ah iyo Gobolka Banaadir oo uu guddoominayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamud, […]

wasiir

Akhriso:Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo gaaray New York iyo Ujeedka Safarkiisa

24th May 2023 admin 0

Wasiirka arrimaha dibadda dowladda FS mudane Abshir Cumar Jaamac ayaa gaaray magaalada New York ee dalka Maraykanka, halkaas oo uu ka furmayo shir caalami ah […]

Farmaajo

Madaxwayne Farmaajo oo Shacabka Puntland ugu hambalyeeyey Qabashada Golaha Deegaanka

23rd May 2023 admin 1

Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Maxamed cabdulaahi Farmaajo ayaa waxuu ka hadlay Doorashada Golayaasha Deegaanka ee ka dhacaysa Maamul Goboleedka Puntland 25 May 2023. War qoraala […]

ugaas

Daawo:Ugaas Maxamed Ugaas Axmed ayaa U duceeyey arday u fariisanaysay Imtixaanka shahaadiga ah

23rd May 2023 admin 0

Ugaas Maxamed Ugaas Axmed oo booqday Ardayda u fadhiday imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ayaa u duceeyey Ardayda ka Gudbayso Dugsiyada dhexe ee Degmada […]

deni

Daawo:Puntland oo joojisay isku socodka gaadiidka inta lagu jiro Doorashooyinka Goleyaasha deegaanka

23rd May 2023 admin 0

Afhayeenka Ciidanka Booliska Puntland Gaashaale sare Xassan Cabdullahi Maxamed ayaa sheegay Ciidanka Booliska Puntland inay ku wargelinayaan dhammaan dadweynaha Bulshada Puntland in la joojinayo isku […]

Faarax

Sawiro:Wasiirka Waxbarashada iyo taliska Booliska oo ka wada hadlay amniga Imtixaanka

23rd May 2023 admin 0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada XFS, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa maanta kulan la yeeshay Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed iyo Saraakiisha loo diyaariyay in ay ka shaqeeyaan […]

Posts pagination

« 1 2 3 … 8 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes