Daawo:Deni oo Ka Hadlay Doorashada ka Dhacday Puntland

deni

Madaxwaynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdulahi Deni ayaa Maanta oo Iimco ka hadlay doorashadii Golaha Deegaanka ee ka dhacday Deegaanada Puntland.

Madaxwayne Deni ayaa Hambalyo udiray shacabka Puntland, isagoo sheegay inay Puntland maanta cadeysay in shacabku ay madaxdooda Doortaan si nabad galyo ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.