Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: May 2023

Xamze

Daawo:Xamse oo sheegay Deni dalka uma Dabranaanaayo dadkana yuusan been usheegin

31st May 2023 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Muqdisho ka daah furay Shirka Hirgelinta Hannaanka Federaalaynta Caddaaladda iyo Asluubta. Ra’iisulwasaare Xamze weerar […]

Faarax

Akhriso:Wasaaradda Waxbarashada oo war ka soo saartay xiritaanka Imtixaanka Dugsiyada sare

31st May 2023 admin 0

Wasaaradda Waxbarashada dowlada federaalka ah ee soomaaliya ayaa war ka soo saartay xiritaanka Imtixaanka Dugsiyada sare. War qoraala oo wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta sare ayaa […]

Deni

Daawo:Deni oo Xasan Sheekh eedeyn u jeediyey Kana horyimid Go’aankii Shirka wadatashiga Qaran

30th May 2023 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka horyimid go’aankii shirka wadatashiga qaran waxuuna Madaxwayne Xasan Sheekh ku eedeeyey Marooqsiga talada dalka Soomaaliya.

laftagareen

Sawiro:Magaalada Baraawe o laga dhagax dhigay Dekadii ugu horaysay oo Koofurgalbeed yeelanayso

30th May 2023 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo uu wehliyo Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa dhagax dhigay Dekadda caasimadda KGS […]

Xamse

Sawiro:Ra’iisalwasaare Xamse oo Kulan la qaatay Isimada SSC

30th May 2023 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa kulan Casho Sharaf ah la qaatay qaar ka mid ah Garaadada oo ka soo kicitamay […]

xasansheekh

Akhriso:Madaxwayne iyo mas’uuliyiin hore oo ka Horyimid war murtiyeedkii golaha wadatashiga qaran

29th May 2023 admin 0

Madaxweynayaal hore, Ra’iisul Wasaarayaal hore, xidhibaano iyo sidoo kale siyaasiyiin horey xilal usoo qabtay ayaa ka soo horjeestay go’aannadii Golaha Wadatashiga Qaran ee doorashada, iyagoo […]

Farmaajo

Madxaweyn Farmajo oo kahadlay heshiiskii ay Gaareen Golaha Wadatashiga Qaranka

29th May 2023 admin 0

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa kahadlay waxyaabihii ka soobaxay shirkiigollaha wadatashiga qaran ee ka dhacay magaalada Muqdisho. Madaxweyne Farmajo ayaa sida tan bartiisa Faceeboogiisa ku […]

barlaman

Madaxweyne Xasan Sheekh oo furay Kal-fadhiga golaha Baarlamaanka

29th May 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo si rasmi maanta u daah-furay kalfadhiga 3-aad ee Baarlamaanka JFS ayaa bogaadiyay shaqada Baarlamaanka ka qabteen […]

Axmedmadoobe

Axmed Madoobe oo Kismaayo dhaafi karin ayaa qabanaya doorasho qof iyo cod ah

29th May 2023 admin 0

Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa xalay khudbad ka jeediyey Xaflad casho sharaf ah oo Duqa Caasimadda Muqdisho ayaa sheegay inuu qabanayo doorasho qof iyo […]

Garaaf

Daawo:Isimada SSC oo ka hadlay ujeedka Safarkooda Muqdisho

28th May 2023 admin 0

Wafdi Garaaddo ah oo uu hoggaaminayo Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil kana yimid Magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool ayaa si ballaaran loogu soo dhaweeyay Muqdisho.

xasansheekh

Xasan Sheekh oo Ka Hadlay Warmurtiyeedkii kasoo baxay Shirka WadatashigabQaran

28th May 2023 admin 0

Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa ka hadlay warmurtiyeedkii kasoo baxay shirka wadatashiga qaran kaasoo lagu sheegay in talada dalka dib loogu celinaayo shacabka Soomaaliyeed.

Xasansheekh

Daawo:War Murtiyeedkii Shirka Wadatashiga Qaran

28th May 2023 admin 0

Shir-Saxaafadeed ku saabsan Warmurtiyeed ka Golaha Wadatashiga Qaran & Heshiiska Hanaanka Doorashooyinka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Boliis

Sawiro:Taliyaha Ciidanka Booliska oo kulan Laqaatay Saraakiisha amniga caasimada

27th May 2023 admin 0

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto, Sulub Axmed Firin, ayaa la kulmay Saraakiisha Ciidamada Amaanka ee Howlgalka Ciiltire ka wada Caasimadda. Ujeedka kulanka ayaa ahaa […]

xasansheekh

Sawiro:Korneel Cismaan Maxamed Jeelle oo aas qaran oo lagu sameeyay Muqdishu

27th May 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Salaadda Janaasada ku tukaday Alle ha u naxariistee Marxuum Cismaan Maxamed Jeelle oo ka mid ahaa […]

Xasansheekh

Xasan Sheekh oo kulan sagootin u Sameeyey safiirkii hore Maraykanka

27th May 2023 admin 0

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan saagootin ah u sameeyey Danjiraha Dowladda Maraykanka ee Soomaaliya Mudane Larry André Jr oo ay […]

Posts pagination

1 2 … 8 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes