Sawiro:Magaalada Baraawe o laga dhagax dhigay Dekadii ugu horaysay oo Koofurgalbeed yeelanayso

laftagareen

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo uu wehliyo Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa dhagax dhigay Dekadda caasimadda KGS ee Baraawe.

Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe ayaa bulshada reer Koonfur Galbeed ugu baaqay in ay maal gashtaan deegaannadooda gaar ka ahaan dadka ka soo jeeda Gobolka Shabeellaha Hoose, isagoo xusay hadii dadka degaanka ay dib ugu soo noqdaan Baraawe maal gashtaan ayna ka shaqeeyaan amniga waxay wax badan ka tari doonta kobaca dhaqaalaha ee dalka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.