Daawo:Xamse oo sheegay Deni dalka uma Dabranaanaayo dadkana yuusan been usheegin

Xamze

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Muqdisho ka daah furay Shirka Hirgelinta Hannaanka Federaalaynta Caddaaladda iyo Asluubta.

Ra’iisulwasaare Xamze weerar afka ah ku qaaday Madaxwaynaha Puntland waxuuna yiri sidaan “Waxaan hebal iyo hebal ayaa raba ma soconayso,wuxuu qof rabo dalku uma Dabranaanayo haddii dantaada laguu diido dadka been ha u sheegin”

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.