Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: March 2023

xasansheekh

Sawiro:Xasan Sheekh oo Baydhabo ka daah furay shirka madasha wadatashiga qaran

16th March 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Baydhabo ee xarunta ku meelgaarka Dowlad Goboleedka Koonfur-galbeed ka furay shirka Golaha Wadatashiga Qaran. […]

laftagareen

Sawiro:Madaxweyne Xasan Sheekh oo lagu Soo dhaweeyey Magaalada Baydhabo

15th March 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Baydhabo, halkaas oo uu ka furamayo shirka Golaha Wadatashiga […]

Guudlaawe

sawiro:Madaxweynaha Guudlaawe oo lagu soo dhaweeyey Baydhabo

15th March 2023 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta si diiran loogu soo dhoweeyay Magaalada Baydhabo Caasimada Kmg ah ee Dowladda […]

Sawiro:Ra’iisulwasaare Xamse oo oogu soo dhoweeyay Baydhabo

15th March 2023 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Baydhabo, oo uu kaga qayb galayo shirka Golaha […]

puntland

Daawo:Puntland oo Ciidamo Bada u Dirtay Laascaanood

15th March 2023 admin 0

Ciidankii ugu badnaa ee cali saleebaan ayaa maanta U dhqaaqay magaalada laascaano si ay uga qayb qaataan dagaalka ka socda laascaano.

xasansheekh

Sawiro:Xasan Sheekh oo waraaqaha Aqoonsiga ka guddoomay Safiirka cusub ee Itoobiya

14th March 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka Cusub ee Dowladda Itoobiya ay u soo magacaabatay Soomaaliya Mudane […]

Baardheere

Qarax Baardheere Lagula Beegsaday Masuulyiinta Gedo

14th March 2023 admin 0

Wararka ka imaanaya magaalada Bardheere ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in saaka qarax lala beegsaday guri ay ku sugnaayeen masuuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Gedo […]

Xasansheekh

Madaxwayne Xasan Sheekh oo Safar aan horay Loo Shaacin Ku Tagay Eritrea

13th March 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galinkii dambe ee maanta ka degay caasimadda dalka Eritrea ee Asmara halkaas oo uu si diiran […]

waayeel

Galmudug oo Qabatay Shir Lagu heshiisiinayo Beelaha Cayr iyo Mareexaan

13th March 2023 admin 0

Waxaa maanta Deegaanka XirsiLugeey lagu soo gaban gabeeyay shirka Dib-U-heshiisiinta Beelaha walaalaha ah ee Mareexaan Iyo Cayr oo Maalmahaan Halkaas kasocday, Waxayna si rasmi ah […]

Boliis

Daawo:Taliyaha Boolis oo Isbitaalka Madiina ka dhagax dhigay qeybta hooyada iyo dhallaanka

13th March 2023 admin 0

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Axmed Firin oo ay wehliyaan Taliye ku xigeenka 1-aad ee booliska, Taliyaha qeybta guud iyo Agaasimaha Isbitaal Madiina ayaa […]

xasansheekh

Xasan Sheekh oo Daah furay shirweynaha Qaran ee waxbarashada dalka

13th March 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo furay shirweynaha Qaran ee waxbarashada dalka ayaa tilmaamay in dowladda ay ka go’an tahay dib u […]

karaash

Daawo:Karaash oo Furay Shirwaynaha Maalgashiga Puntland

13th March 2023 admin 0

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta furay Shirweynaha Kaabayaasha Dhaqaalaha iyo Maalgashiga oo Garoowe ka socon doona muddo saddex cisho […]

wasiir

Sawiro:Shir ka Ganacsiga Dowlada iyo Dowlad Goboleedyada oo Dhuusamareeb ka Furmay

12th March 2023 admin 0

Wasiirka ganacsiga iyo warshadaha dowladda Federaalka Soomaaliya,ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ka furay shir looga hadlayo hirgalinta hannaanka casriga ah ee diiwaangalinta ganacsiga, kaas oo ay […]

muqdisho

Daawo:Ku dhawaad 10 ruux oo xaalado nolol xumo ugu dhintay Muqdisho

12th March 2023 admin 0

Magaalada Muqdisho waxaa gaajo iyo nolol xumo ugu dhintay dad tiradooda gaarayso Toban Qof kadib markii ay waayeen waxay cunaan, deeqihii loogu talagalay dadka baahana […]

Galmudug

Daawo:Galmudug oo Puntland ku eedeeysay inay kusoo Xadgudubtay Xuduudeeda

12th March 2023 admin 0

Wasiirka wasaarada Warfaafinta Maamul Goboleedka Galmudug Abshir Cabdi Shiiqow oo warbaahinta La hadlay ayaa sheegay inaysan Galmudug aqbaleyn in Puntland ay soo fara-geliso madax-banaanida dhuleed […]

Posts pagination

« 1 … 4 5 6 … 8 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes