Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: February 2023

diyaarad

Daawo:Dadkii Kusoo Dhaawacmay Dagaalka Laascaanood oo Muqdisho la keenay

9th February 2023 admin 0

Qaar kamida dadkii kusoo dhaawacmay dagaalka Magaalada Laascaanood oo maanta Magaalda Muqdisho lagasoo dajiyey.

Diyaaraddaawo

Dowlada Soomaaliya ayaa Daawo iyo Dhaqaatiir u Dirtay Laascaanood

8th February 2023 admin 0

Dowladda Federaalka Soomaaliya ataa deeqdii ugu horreysay oo gargaar ah u dirtay Magaalada Laascaanood Agaasimaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Cabdirishiid Maxamuud Xasan ayaa Puntland […]

xasansheekh

Sawiro:Madaxwayne Xasan oo Lagu Soo Dhaweeyey Dalka Talyaaniga

8th February 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa munaasabad soodhaweyn ah oo heerkeedu sarreeyo loogu sameeyey qasriga Madaxtooyada dalka Talyaaniga ee Quirinale Palace, halkaas […]

xamse

Ra’iisulwasaare Xamsa oo tababar u soo Xiray ciidamo ka tirsan Kumaandooska Danab

8th February 2023 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Mudane Xamse Cabdi Bare oo maanta gaaray Saldhigga Ballidoogle ayaa u soo xiray tababar ciidamo ka tirsan Kumaandooska Danab ee Xoogga […]

garaadismaaciil

Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo Ka Warbixiyey Madaafiicdii Somaliland ku garaacday Masaajid iyo Isbitaalo

8th February 2023 admin 0

Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo warbaahinta kula hadlay Magaalada laascaano ayaa ka warbixiyey dagaal Sadex maalin ka socda Magaalada laascaano kaas oo Maamulka Muuse Biixi […]

muse

Golaha Deegaanka Laascaanood oo Taliska Muuse ku eediyey inay duqeeyeen Gobihii Bulshada

8th February 2023 admin 0

Gudoomiyaha iyo Golaha Deegaanka Laascaaniid ayaa waxay Taliska Muuse Biixi ku eedeyeen inuu madaafiic ku garaaceen goobo ay kamid yihiin Isbitaalka, Masaajid, dukaamo iyo Isbitaalka […]

muqdisho

Daawo:Maamulka Banaadir oo 50 Neef oo Lo’ah Muqdisho Ku Gowracay

7th February 2023 admin 0

50 neef oo lo’ ah oo laga soo aruuriyay Wadooyinka Muqdisho oo manta la gowracay kadib markii dadkii lahaa ay bixin waayeen Ganax lacageed oo […]

xasansheekh

Daawo:Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay dagaalka ka socda magaalada Laascaanood

7th February 2023 admin 0

Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo dagaalka ka socda magaalada Laascaanood oo maalmihii u dambeeyey […]

fiqi

Dowladda Soomaaliya oo war kasoo saartay dagaalka ka socda Laascaanood

7th February 2023 admin 0

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa war ka soo saartay  xaaladda magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, iyadoo ku baaqday in si degdeg ah loo joojiyo xabadda. Wasiirka […]

Xasansheekh

Xukuumada Soomaaliya oo ansixisay Heshiiska u dhaxeeya Imaaraatka Carabta iyo Soomaaliya

6th February 2023 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Bare ayaa guddoomiyey kulan aan caadi ahayn oo caawa ay yeesheen Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda. Golaha ayaa […]

Daawo:Shacabka Muqdisho oo Ku eedeeyey Maamulka Soomaliland dhibkii Saaka ka dhacay Laascaano

6th February 2023 admin 0

Shacabka Maagalada Mogdisho ay SoomaaliLand ku eedeeyay qasaaraha dagaalka ka socdo Laasacaanood xilli ay si adag ula hadleen Maamulka Muuse Biixi.

lafatagareen

Madaxwayne Laftagareen oo Ka hadlay Xiritaankii Shirka Dib u heshiisiinta Koonfurgalbeed

6th February 2023 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa ka qeybgalay Xaflada Xiritaanka Shirka Dib U-Heshiisinta Koonfur Galbeed oo Caawa lagu qabtay Qasriga Madaxtooyada […]

Aadanmadoobe

Aadan Madoobe oo Ka hadlay Xiritaankii Shirka Dib u heshiisiinta Koonfurgalbeed

6th February 2023 admin 0

Guddoomiyaha golaha Shacabka ayaa ka qeyb galay Xafladda Xiritaanka Shirka dib u heshiisiinta Koonfur Galbeed oo lagu qabtay xarunta Madaxtooyadda Dowlad-goboleedka KGS.

barlaman

Golaha Shacabka BFS oo ansixiyay Hindise sharciyeedyada NISA iyo kan Korontada Dalka

6th February 2023 admin 0

Xildhibaanada Golaha shacabka BFS oo kulan  kuleh Xarunta Villa Hargeysa yaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay Hindise sharciyeedka Hay’adda Sirdoonka iyo nabad sugidda Qaranka {NISA} […]

xamze

Ra’iisul Wasaare Xamse oo xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Baanka Adduunka

5th February 2023 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Baanka Adduunka oo ay hoggaamineysay Madaxweyne Ku Xigeenka […]

Posts pagination

« 1 … 5 6 7 8 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes