Madaxwayne Laftagareen oo Ka hadlay Xiritaankii Shirka Dib u heshiisiinta Koonfurgalbeed

lafatagareen

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa ka qeybgalay Xaflada Xiritaanka Shirka Dib U-Heshiisinta Koonfur Galbeed oo Caawa lagu qabtay Qasriga Madaxtooyada Magaalada Baydhabo.

Gudoomiyaha Golaha Shacabka BFS,Wasiiro,Xildhibaano,Siyaasiyiin iyo qeybaha kala Duwan Bulshada ayaa ka qeybgalay Munaasabada Xiritaanka Shirka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.