Daawo:Maamulka Banaadir oo 50 Neef oo Lo’ah Muqdisho Ku Gowracay

muqdisho

50 neef oo lo’ ah oo laga soo aruuriyay Wadooyinka Muqdisho oo manta la gowracay kadib markii dadkii lahaa ay bixin waayeen Ganax lacageed oo Maamulka Gobalka Baandir uu kusoo Rogay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.