Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo Ka Warbixiyey Madaafiicdii Somaliland ku garaacday Masaajid iyo Isbitaalo

garaadismaaciil

Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo warbaahinta kula hadlay Magaalada laascaano ayaa ka warbixiyey dagaal Sadex maalin ka socda Magaalada laascaano kaas oo Maamulka Muuse Biixi Madaafiic ku garaaceen Isbitaalo, Masaajid iyo Guryihii magaalada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.