Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: November 2022

aadanmadoobe

Guduumiye Aadan Madoobe oo Ka hadlay Ujeedka Safarka uu ku Tagay Garoowe

3rd November 2022 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL, Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa Garoowe ku soo dhaweeyey Guddodoomiyaha Golaha Shacabka BFS ahna ku-simaha Madaxweynaha JFS, Mudane Aadan (Madoobe) iyo […]

xamze

Ra’iisul wasaare Xamse oo shir guddoomiyey shirkii Golaha wasiiradda oo Looga hadlay qaraxii Soobe

3rd November 2022 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa guddoomiyey shir Golaha Wasiirrada oo warbixinno looga dhageystay Guddiga Qaran ee Gurmadka Qaraxii KM5, Wasaaradaha […]

qarax

Qarax Muqdisho ka dhacay oo Sababay Qasaaro isugu Jira dhaawac iyo dhimasho

3rd November 2022 admin 0

Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax maanta ka dhacay qaybo ka mid ah degmada Dayniile ee gobolka Banaadir. Qaraxa oo […]

xasansheekh

Madaxwaynayaasha Soomaliya iyo Masar oo Kulan kale ku yeeshay Dalka Algeria

2nd November 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed kula yeeshay magaalada Algiers ee dalka Algeria Madaxweynaha dowladda Masar Mudane Cabdulfataax Al-siisi. Madaxweyne […]

Xamze

Ra’iisul Wasaare Xamse ka hadlay sida uu u wajihi doono Khilaafka ka Jira Jubbaland

2nd November 2022 admin 0

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xamase Cabdi Barre oo la sheegayo inuu dhawaan Safar ku tagi doono gobolka Gedo ayaa waxuu ka hadlay sida uu u qaabili […]

isbitaal

Daawo:Daawo Laga Gaarsiiyey Isbitaalka madiina ee Magaalada Muqdisho

2nd November 2022 admin 0

Gudiga daawooleyda Soomaaliyeed ayaa gargaar daawooyin ah gaarsiiyay isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho, halkaas oo Lagu dabiibaayo dadkii waxyeelada kasoo gaartay qaraxii Soob

waayeel

Sawiro:Wasaaradda arrimaha gudaha Galmudug oo shaacisay liiska xildhibaannada Dhuusamareeb

2nd November 2022 admin 0

Wasaaradda arrimaha gudaha iyo dib u-heshiisiinta dowlad goboleedka Galmudug ayaa shaacisay liiska xildhibaannada golaha deegaanka Degmada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug, kadib doorashadii ka dhacaday magaalada, […]

baydhabo

Sawiro:laftagareen oo kormeerey Dhismaha Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Baydhabo.

2nd November 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) oo ay wehliyaan Xubno ka tirsan Gollaha Wasiirada ayaa kormeerey Dhismaha ka socda Garoonka Diyaaradaha Dr […]

koore

Somaliland oo Ka hadashay Ciidamadooda oo la wareegay Deegano ka Tirsan Puntland

1st November 2022 admin 0

Wasiirka Wasaarada warfaafinta iyo wacyigalinta Somaliland Saleebaan Cali koore ayaa ka hadlay hadal shalay kasoo yeeray Madaxwaynaha Soomaaliya iyo Ciidaamada Soomaliland oo La wareegay Magaalo […]

balanbal

Garoonka Diyaaradaha Balanbal oo la Furay iyo Diyaaradii Ugu horaysay oo Kasoo Dagtay

1st November 2022 admin 0

Garoonka diyaarada Degmada Balanballe ee Gobolka Galgaduud oo dhawaan la soo gababayay dhismihiisa ayaa waxaa ka soo Cagadhigatay Diyaradii ugu horeeyey tan iyo markii Dhismihiisa […]

Laftagareen

Madaxwayne Laftagareen oo kulan la qaatay safiirka Talyaaniga u jooga Soomaliya

1st November 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka kulan kula qaatay Danjiraha Dowladda Taliyaaniga u fadhiya Soomaaliya Alberto […]

xasanshekkh

Madaxwayne Xasan oo Maydka dadkiisa ay wadooyinka yaalaan ayaa u dhoofay Suudan

1st November 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo xoogga saaraya sidii Soomaaliya looga taageeri lahaa dagaalka lagu ciribtirayo kooxaha Khawaarijta ayaa caawa gaaray magaalada […]

Posts pagination

« 1 … 8 9

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes