Qarax Muqdisho ka dhacay oo Sababay Qasaaro isugu Jira dhaawac iyo dhimasho

qarax

Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax maanta ka dhacay qaybo ka mid ah degmada Dayniile ee gobolka Banaadir.

Qaraxa oo ahaa nooca miinada ee dhulka lagu aaso ayaa ka dhacay nawaaxiga aargada degmada Dayniile, waxaana ku dhintay 2 qof waxaana dhaawac soo gaaray Shan qof.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.