Sawiro:laftagareen oo kormeerey Dhismaha Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Baydhabo.

baydhabo

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) oo ay wehliyaan Xubno ka tirsan Gollaha Wasiirada ayaa kormeerey Dhismaha ka socda Garoonka Diyaaradaha Dr Shaati-Gaduud ee Magaalada Baydhabo.

Kormeerka Madaxweyne Laftagareen ee Garoonka Diyaaradaha ayaa kuso beegmaya xili maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay..

.

La wadaag cid kale

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.