Ra’iisul Wasaare Xamse ka hadlay sida uu u wajihi doono Khilaafka ka Jira Jubbaland

Xamze

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xamase Cabdi Barre oo la sheegayo inuu dhawaan Safar ku tagi doono gobolka Gedo ayaa waxuu ka hadlay sida uu u qaabili doono arrinta Jubaland oo khilaaf wayn ka jiro.

Xamse Cabdi Barre wuxuu sheegay in Jubaland ay kamid tahay meela uu mad-madowga ka jira isla markaana ay tallaabo kasta ay qaadayaan ay noqon doonto sidii lagu heshiisiin lahaa Axmed Madoobe iyo Shacabka jubbaland gaar ahaan kuwa gobolka Gedo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.