Dhageyso:Gudoomiyihii Gedo oo Xasan sheekh ugu Baaqay inuu Cambaareeyo Mudo kordhinta Axmed Madoobe

axmedbuule

Gudoomiye Gobolka Gedo Axmed Bule Gareed oo ka hadlaayey Mudo kordhinta sharci darada ah ee Axmed madoobe ayaa Madaxweyne Xasan Sheekh ka codsaday inuu Mowqifkiisa Cadeeyo.

1 Comment

  1. Beesha caalamka.miyaa somalia lah dowlada somalia
    Iyo umada somalida afkiina
    Bara aduunka majirto besha
    Caalamka ladhaho araygaan
    Somali iskadaaya oo dhaha
    Dowlada somalia xataa hadii
    Aay daciiftahay aduunku waa
    Dowlado iyo qomiyaado wayaan mid mid
    Ladan ahana majirto
    Beesha calamka mecnahadu waa
    Lanagumaystaa ayay kadhigantahay waana ceeb
    Reer gedo axmad madoobe
    Kismaanyo ayuu jogaa marka
    Adinka dhista dhulkiina amnigana adkeeya kadib
    Nabada radiya oo gedo 800km
    Sq ah wabiyo ayaad haysataan
    Beero ayaad haysataan
    Labo wadan midna 12om ah midana
    50m ah ayaa daristihiin
    Axmad maxamed slaam waa nin soshaqatagay oo dantiisa eeganayo somalina way ogtahay
    Hadaba dhana juboyinka iyo
    Gedo nabada kashaqeeya
    Dhankalan Axmad naftiisa waaniya waa intaas oo uu qaataa
    Waanada asc

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.