Wasiir Cabdi Janan oo Mudo kororsiga Axmed Madoobe ku tilmaamay Qar iska Tuur

Janan

Wasiirkii Hore ee Amniga Maamulka jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur (Janan) ayaa markii ugu horeysay ka hadlay Mudo kororsiga Axmed Madoobe taas oo ku tilmaamay mid qar iska tuurnimo ah, cawaaqibkeedana la arki doono.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.