Daawo:Senator Ismaciil Fartaag oo Ka horyimid Mudo Kororsiga Axmed Madoobe

fartaag

Senator Cabdullahi Sheekh Ismaaciil Fartaag oo kamida Xubanaha Aqalka Sarre ee Soomaaliya ayaa waxuu ka horyimid mudo kororsi ay ku dhawaaqeen Madaxwayne Axmed Madoobe iyo Barlamaanka Jubbaland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.