Muqtaar Roobow oo ka Hadlay Caruurta Alshabaab oo Jaamacadaha Soomlaiya Dhigta

muqtaar

Wasiirka diinta iyo Awqaafta Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Sheekh Muqtaar Roobow oo ka hadlaayey dhibaatada shabaab u gaystaan Shacabka Soomaaliya ayaa baaq u diray dhaliyarada ay qaldayaan madaxda Shabaab.

Sheekh Muqtaar Roobow ayaa waxuu yiri Kuwa idin soo diray, ciyaalkooda Jamacado ayey dhigtaan, nolol fiican ayeyna ku jiraan, dhallinyarooy fursad ayaad heystaan isaga soo taga Shabaabka”,

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.