Wasiirka Amniga oo Booqday Hotel Xayaat ayaa Sheegay inay Dowlada Amniga wax ka qabanayso

doodisho

Wasaaradda Amniga Soomaaliya Mudane Maxamed Axmed Sheekh Cali (Doodishe) oo uu waheliyeo Guddomiyaha Gobolka banaadir iyo wasiirka Cadaalada Soomaaliya ayaa indhahooda kusoo arkay Bur-burka iyo khasaarah ka jira gudaha dhismaha hotelka Xayaat.

Wasiirka Amniga XFS oo ka hadlay weerarkii Hotel Xayaat ayaa sheegay inay khasaarihii dhacay ku sameynayaan qiimeyn, si dowladdu u garab istaagto dhibanayaasha, Waxaa kaloo intaas ku daray wasiirka inay dowlada Soomaaliya wax wayn ka qaban doonto Amniga.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.