Daawo:Laftagareen oo Tababar Usoo Xiray Cutubyo ka tirsan Daraawiishta KGS

laftagareen

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Tababar usoo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka Daraawiishta Dowladda Koonfur Galbeed oo mudo Tababar ku qaadanayey Magaaladda Baydhabo ee Gobolka Baay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.