Farmaajo oo loo Dhaariyay Xildhibaan Sharafeed Golaha shacabka katirsan

Farmaajo

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa hadda loo dhaariyey xubinimada golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya.

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka ayaa Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ahaa Madaxweynihii hore ee dowladda u dhaariyay inuu noqdo Xildhibaan Abadiya ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.