Daawo:Mahad Salaad oo Amray in dhulka lala Simo dhismaha Hoteelka Xayaat

mahadsalaad

Taliyaha Ciidanka Nabadsugida Soomaaliya Mahad Salaad ayaa amar ku bixiyey in la burburiyo dhismaha Hotelka Xayaad ee magaalada muqdisho halkaas oo Labo maalmood ay ka dagaalamayaan Kooxda argagixisada Alshabaab.

Ciidamada Amniga Dowlada Soomaaliya oo fulinaya amarkii Taliyaha Nabadsugida Soomaaliya ayaa Miinooyin ku xiray hoteel Xayaat oo ay weli ka dagaalamayaan raggii weerarka ku soo qaaday.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.