Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: July 2022

Xamze

Sawiro:Ra’iisulwasaaraha dalka oo la kulmay dadka baahiyaha gaarka ah qaba

28th July 2022 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane, Hamza Abdi Barre ayaa maanta la kulmay qaar kamid ah dadka qaba baahiyaha gaarka ah. Ra’iisul Wasaaraha ayaa dhageystay […]

daagal

Sawiro:Ciidanka xoogga dalka oo Burburiyey fariisimo ay Al-shabaab ku lahaayeen Jubaland

28th July 2022 admin 0

Cutubyo ka tirsan Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed iyo  nabad sugidda maamulka Jubbaland ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgal wada jir ah ka fuliyay tuulada Kaamjarroon iyo […]

Dhageyso:Mustaf Cagjar oo Sheegay Inay Gudaha Soomaaliya Xeryo ka dhisanayaan

27th July 2022 admin 0

Madaxweynaha dawlada deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cumar oo gaaray mid kamid ah goobaha uu dagaalku ku dhexmaray kooxda Al-Shabaab iyo ciidanka deegaanka ee xadka […]

odawaa

Sawiro:Taliyaha Ciidanka Xoogga oo tababar u soo xiray Saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga dalka

27th July 2022 admin 0

T-aliyaha Ciidanka Xoogga Soomaaliyeed General Odawaa Yuusuf Raage ayaa maanta tababar u soo xiray  saraakiil ka tirsan ciidan xoogga dalka Soomaaliyeed oo loo tababaray hoggaaminta […]

xamse

Ra’iisalwsaare Xamse iyo Madaxwayne Xasan oo kawada hadlay wasiirada Cusub ee Soomaaliya

27th July 2022 admin 0

Ra’iisul Wasaare Xamse ayaa maanta la kulmay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka soo laabtay socdaal rasmi ah oo uu ku […]

Aadanmadoobe

Sawiro:Guddoomiye Aadan Madoobe oo kulan la yeeshay howl-wadeennada Golaha Shacabka

27th July 2022 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka JFS mudane sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe oo ay weheliyaan ku xigeennadiisa ayaa maanta waxay kulan isbarasho iyo kala warqaadasho ah, la […]

guudlaawe

Daawo:Madaxwayne Guudlaawe oo Canshuur kusoo Rogay Hirshabeelle Si dhaqaalaha kor loogu Qaado

27th July 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo uu wehliyo Madaxweyne Ku Xigeenka maamulka Mudane Yuusuf Axmed Hagar ayaa maanta furay kalfadhiga 3aad Baarlamaanka […]

laftagareen

Sawiro:Madaxweyne Laftagareen oo kulan la qaatay Wafdi ka Socda UN-ka

27th July 2022 admin 0

Madaxweynaha Dolwad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Aqalka Madaxtooyadda ku qaabilay Wafdi ka Socda UN-ka oo ay hogaaminaysay Marwa Ghada Eltahir […]

qarax

Alshabaab oo Qarax ku Dilay Gudoomiyihii Degmada Marka

27th July 2022 admin 0

-Qof naftiisa haligay ayaa goordhow isku qarxiyey masuuliyiin ka tirsan maamulka degmada Marka ee gobolka Shabeellada Hoose iyo dad shacab ah, xilli ay ku sugnaayeen […]

Madaxwayne Xasan Sheekh oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay

26th July 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku joogay Jamhuuriyadda aan saaxibka nahay ee Masar ayaa maanta dib ugu soo […]

Xamze

Daawo:Ra’iisul Wasaaraha Xamse warbaahintu dhexdhexaad kama noqon karaan dagaalka lagula jiro argagixisada

26th July 2022 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre oo latashiyo ku saabsan dhismaha xukuumadda la qaadanaya qeybaha kala duwan ee bulshada rayidka ah, ayaa […]

deni

Deni oo Sharci daro ku Kacay Kadib Markuu Magacaabay La Taliyaha Axmed Karaash

26th July 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta oo taariikhdu tahay 26-da July 2022, soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 40, kuna saabsan magacaabid La-taliye […]

Cw

Nin Dil ka Gaystay Caabudwaaq oo Goob Fagaara ah Lagu Toogtay

26th July 2022 admin 1

Magaalada Cabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa maanta lagu qisaasay Axmed Cabdi Aadan (Dhagadheere) oo dhawaan halkaas ku dilay Allaha u Naxariistee Taliye ku xigeenkii Ciidanka […]

bashiir

Ra’iisalwasaare Xamse oo Kulan La Qaatay Culu

25th July 2022 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka ee Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre waxa uu maanta kulan gaar ah la qaatay culumadaSoomaaliyeed oo uu kala hadlay dhisitaanka xukuumad […]

xasansheekh

Soomaaliya iyo Masar ayaa ku heshiiyey in Wadajir loo Difaaco Biyaha wabiga Niil qeybta Masar

25th July 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Masar ayaa munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay […]

Posts pagination

« 1 2 3 … 11 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes