Sawiro:Taliyaha Ciidanka Xoogga oo tababar u soo xiray Saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga dalka

odawaa

T-aliyaha Ciidanka Xoogga Soomaaliyeed General Odawaa Yuusuf Raage ayaa maanta tababar u soo xiray  saraakiil ka tirsan ciidan xoogga dalka Soomaaliyeed oo loo tababaray hoggaaminta xeeladaha dagaaka.

Saraakiishaan ayaa in muddo ah tababar ku qaadanayey xerada tabababarka ee Genaraal dhegga- badan, iyaga oo qaatay tababar la xiriira hoggaaminta iyo tabta dagaalka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.