Dhageyso:Mustaf Cagjar oo Sheegay Inay Gudaha Soomaaliya Xeryo ka dhisanayaan

Madaxweynaha dawlada deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cumar oo gaaray mid kamid ah goobaha uu dagaalku ku dhexmaray kooxda Al-Shabaab iyo ciidanka deegaanka ee xadka deegaanka uu la wadaago gobolka Hiiraan ee Soomaliya ayaa sheegay inay abuuri doonaan aag ka caaggan argagixisada oo ka baxsan deegaanka maamulka, gaar ahaan Gudaha Soomaaliya

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.