Sawiro:Madaxweyne Laftagareen oo kulan la qaatay Wafdi ka Socda UN-ka

laftagareen

Madaxweynaha Dolwad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Aqalka Madaxtooyadda ku qaabilay Wafdi ka Socda UN-ka oo ay hogaaminaysay Marwa Ghada Eltahir Mudawi Ku xigeenka madaxa arimaha gurmad ee Hay”addaha iyo Hay”adda UNOCHA.

Kulanka oo qaatay Saacado aya aad looga hadlay Xaaladda Abaaraha ee ka jirta Deegaanadda KGS iyo sidii xalwaara loogu heli lahaa Abaaraha kusoo noq noqday Deegaanadda Koonfur galbeed Soomaaliya

Madaxweyne laftagareen kulanka waxaa ku wehlinayey Xubno ka tirsan Wasiiradda DGKGS, Lataliyaal Madaxweynaha iyo Agaasimaha Guud ee Madaxtooyadda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.