Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: May 2022

Qalbidhagx

Shacabka Jigjiga ayaa Qalbi dhagax u sheegay inaysan Xamar waxba uga Baahnayn

13th May 2022 admin 0

Shacabwaynaha Soomaaliyeed ee ku nool Magaalada Jiigjiga ee Caasumada Deegaanka Soomaalida oo warbaahinta la hadashay ayaa waxay qalad iyo gaf ku tilmaameen Safarkii Qalbi dhagax […]

Daawo:ONLF oo ku Baaqday Inaan La Dooran Xasan Sheekh Maxamuud

13th May 2022 admin 0

Galaal xoor oo ka mid ah xubna ah uruurka Onlf ayaa sheegay inuu xiniinya ah iska jarayo hadii barlamaanku tixgalin waayo codsigiisa.

farmaajo

Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa ka Tacsiyeey Geeridii Madaxwaynaha Emaaraadka Carabta

13th May 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dhambaal tacsi ah uga diray qoyska, shacabka iyo guud ahaan dowladda Imaraadka Carabta geerida ku timid, […]

Bk

Maxames Siciid Bk ayaa ugu baaqay Xildhibaanada Soomaliyeed inay doortaan Farmaajo

13th May 2022 admin 0

Hobolkii hore ee Soomaliyeed Maxamed Siciid Cabdi BK ayaa ummadda Soomaaliyeed talo dhaxal gal ah ka siiyey arrimaha doorashooyinka ee dalka ka socda, waxuuna ugu […]

dagaal

Dhagayso:Galmudug oo Ka hadashay Dagaal ka Socda Gudaha Dhusamareeb

13th May 2022 admin 0

Dagaal u dhaxeeya Ciidamadda Dowladda iyo kuwa Ahlusunna ayaa ka socda Magaaladdan Dhusomarreeb ee Caasimadda Galmudug. Dagaalka ayaa bilaawday kadib markii ay xalay qaybo kamida […]

Qalbidhagx

Dhageyso:Qalbi Dhagax oo ku Baaqaya in La Xasuuqo Shacab Soomaaliyeed

12th May 2022 admin 0

Cabdikariin Shiikh Muuse Qalbi dhagax ayaa waxa uu ka shaqeynayaa isku dirka labo beel oo walaalo ah oo wada dega Sallaxaad, waxuuna ku baaqay in […]

macalimu

Daawo:Agaasimaha Tvga Universal Cabdulaahi Kulmiye oo Digniin U Diray Afhayeenka Rooble

12th May 2022 admin 0

Agaasimaha Telelfishinka Universal Tv Cabdulaahi Xirsi Kulmiye oo ka hadlaayey kulan ay isugu yimaadeen warbaahinta dalka oo loo diiday inay soo galaan Gudaha teendada afisyoone […]

shariif

Daawo:Khudbadii Musharax Shariif Sheekh Axmed

12th May 2022 admin 0

Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya ahna Musharax Madaxwayne Waynaha Soomaaliya Shariif Sheikh Axmed oo Maanta Khudbad ka Jeediyey Teendhada Afisyoone ayaa sheegay Soomaaliya waxaay u baahan […]

farmaajo

Daawo:Madaxwayne Farmaajo oo Noqday Musharaxii Ugu Daawashada Badnaa

12th May 2022 admin 0

Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa Maanta oo ah Khamiis waxuu Khudbad dhinacyo Badan Taabanaysa oo kaga hadlayo Waxii la soo qabtay iyo Qorshaha Cusub […]

xasanshiiq

Xasan Sheekh oo dhunsaday 9 Bilood Mushaarkii Shaqaalaha ayaa Khudbad u Jeediyey Barlamanaaka

12th May 2022 admin 0

Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta Khudbad U jeediyey Xildhibaanda Dowlada Soomaaliya isagoo Soo bandhigay Waxqabadkiisa hadii La doorto.

khayre

Khayre ayaa Sheegay inuu Lasoo shaqeeyey Mucaarad iyo Muxaafad dalka wax wayn kusoo kordhinayo

11th May 2022 admin 0

Ra’iisalwasaarihii hore ee Soomaaliya ahna Musharax Madaxwaynaha Soomaaliya oo Khudbad Jeediyey Maanya ayaa waxuu sheegay inuu la soo shaqeeyey Mudo gaaban Mucaaradka Dowlada, Khibradna ka […]

baqdaadi

Hadal jeedinta musharrax madaxweyne C/qaadir Shiikh Cali Ibraahim bagdaadi

11th May 2022 admin 0

Musharrax madaxweyne Cabdulqaadir Shiikh Cali Ibraahim bagdaadi ayaa maanta teendada Afsiyooni ka Jeediyey Khudbadiisii ku saabsanayd Wax qabadkiisa hadii loo doorto Madaxwayne.

xaaf

Daawo:Xaaf oo Sheegay inuu Dalka ku Xukumaayo Kitaab Quraanka

11th May 2022 admin 0

Madaxwaynihii hore ee Galmudug ahna Musharax Madaxwaynaha Soomaaliya Axmed Dacaale Geele (Xaaf) ayaa balan qaaday in uu dalka ku maamulk doono Kitaabka Qur’aanka hadii la […]

qarax

Daawo:Wararkii ugu dambeeyay ee Qarax ka dhacay Muqdisho iyo khasaaraha ka dhashay

11th May 2022 admin 0

Faah faahin ayaa kasoo baxeysa qarax xoogan oo ka dhacay Magaalada Muqdisho gaar ahaan inta u dhexeeysa Hotel Afrik iyo Bar Koontarool oo Ciidanka amniga […]

farmaajo

Madaxwayne Farmaajo oo ka tacsiyeeyey Geerida Marwo Xaawo Cabdi

11th May 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan Ummadda Soomaaliyeed ee ay ka geeriyootey Marxuumad […]

Posts pagination

« 1 … 6 7 8 … 10 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes