Daawo:Wararkii ugu dambeeyay ee Qarax ka dhacay Muqdisho iyo khasaaraha ka dhashay

qarax

Faah faahin ayaa kasoo baxeysa qarax xoogan oo ka dhacay Magaalada Muqdisho gaar ahaan inta u dhexeeysa Hotel Afrik iyo Bar Koontarool oo Ciidanka amniga dowladda ku leeyihiin wadada aada Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde.

.Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay qaraxa oo soo gaaray Askar ka tirsan Ciidanka Booliska oo la socday gaadiid wadada marayay iyo dad shacab ah oo halkaas ka agdhawaa, dadka dhaawacmay ayaa ah 7 Qof halka dhimashada ay tahay hal qof oo ah kii is qarxiyey

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.